Guddoomiyaha baarlamanka HirShabelle oo is-hortaagay doorash…
Jowhar (Axadle) – Sida ay ilo wareedyo kala duwan u xaqiijiyeen Axadle guddoomiyaha baarlamaanka dowlad goboleedka HirShabelle Cabdixakiin Luqmaan ayaa hakiyay magacaabida xubnaha guddiga qabanaya doorashada Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya.
Sababta uu Guddoomiye Cabdixakiin Luqmaan u hakiyay soo magacaabidda guddigaas ayaa la sheegayaa inay la xiriirto baasaboorka Diblomaasiga…