RIKOODH: Real Madrid Oo Diiwaangelisay Rikoodh Cajiib Ah Kaddib Iibkii

Kaddib markii uu Rahael Varane 50 milyan oo Euro ugu wareegay Manchester United, waxa uu baal dahab ah ka galay taariikhda Real Madrid isagoo lagu daray liiska xiddigihii ugu qaalisanaa ee ay abid iibiso kooxda reer Spain. Lacagta laacibkan ay ku iibisay Real Madrid, waxay ka mid noqotay kuwii ugu badnaa ee ay kooxdani ka heshay ciyaartooyo ay iibisay.Xilligan oo lagu jiro Fayraska Korona oo ay dhaqaale xumo jirto iyo in ciyaartoy 11 bilood ka hadhsan yahay waqtiga uu dhamaanayo qandaraaskiisu oo waliba diiday heshiis cusub,…

Guddigii uu magacaabay Rooble oo ka horyimid liiska musharra…

Muqdisho (Axadle) – Guddoomiyaha guddiga uu dhowaan ra’iisul wasaaraha Soomaaliya u magacaabay u ololeynta  iyo xaqiijinta qoondada haweenka ee 30%, ahna guddoomiyaha ururkra haweenka qaranka Soomaaliya, Marwo Batuulo Sheekh Axmed Gaballe ayaa ka hadashay liiska xubnaha musharraxiinta Golaha Aqalka Sare ee Jubbaland. Batuulo ayaa ka hortimid sideeda xubnood ee uu shalay soo saaray Axmed Madoobe, waxayna sheegtay inay saluug ka muujinayaan in hal…

Daawo: Suldaanka beesha Mareexaan oo ka digay qorshe uu QOOR…

Muqdisho (Axadle) – Suldaan Bayle Cumar Daad, oo ah Suldaanka beesha Mareexaan oo Madaxwayne Farmaajo uu ka dhashay, ayaa ku eedeeyey madaxweynaha inuu u kala eexday beeshiisa, isagoo fariin u diray madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kariye Qoor Qoor. Suldaanka ayaa Qoor Qoor uga digay inuu fuliyo rabitaanka Farmaajo inta lagu guda jiro doorashooyinka dalka, waxuuna shaaciyey in Farmaajo uu gadaal ka riixayo qorshe doorashada looga reebayo gabar u…

the Court of Cassation decides in the case

In France, the Court of Cassation on Wednesday ruled on the appeal of Teodorin Obiang, Vice President of Equatorial Guinea, convicted last year of having built up a fraudulent legacy of more than € 150 million. Is it French law or Equatorial Guinea that must apply to Teodorin Obiang? This is essentially the question that must…

Xog: Dowladda oo sii deysay fanaankii sheegay inuu ka tirsan…

Muqdisho (Axadle) – Ilo-wareedyo amni oo lagu kalsoon yahay iyo xubno ka mid ah bahda fanka ayaa Axadle u sheegay in dowladda Soomaaliya ay xorriyadiisa dib usiisay Abshir Gaarane Axmed oo bishii Janaayo ee sanadkii hore warbaahinta ka sheegay in uu ka tirsan yahay Al-Shabaab.  Abshir Gaarane oo sidoo kale ka tirsanaa Kooxda Fanka ee maamulka Gobalka Banaadir ayaa ka soo muuqday isagoo sheegaya inuu Al-Shabaab ku biiray sanadkii 2013-kii,…

Dowladda Mareykanka oo ku dhowaaqday boqolaal milyan oo la s…

Washington (Axadle) – Dowladda Mareykanka ayaa ku dhowaaqday ku dhowaad 200 milyan oo dollar oo ah kaalmo dheeraad ah oo loogu talo-galay shacabka Soomaaliya, oo muddo wajahayey dhibaatooyin ay ka mid yihiin cunno yari, rabshado iyo daadad iyo abaaro soo noqnoqday.  Kaalmadan oo ah 199 milyan oo dheeri ah oo oo lasoo marinayo hay’adda horumarinta caalamiga ah ee USAID iyo Waaxda Arrimaha Dibedda Mareykanka, ayaa tirada guud ee kaamlmada uu…

The biggest teams outside of Europe’s top five leagues

Despite football being a global sport, most of the fanfare and fuss is concentrated within Europe's top five leagues.If you want a career at the top, you've got to be in there. It's a bit of a façade, though. The global game is home to successful teams across each continent and even within Europe, sides with illustrious trophy cabinets and rabid supports are overlooked.Celebrating the best of the rest, here are 30 of club football's biggest sides that sit outside of Europe's top five leagues.Greek royalty / LOUISA…