RASMI: Thibaut Courtois Oo Cimrigiisa Ciyaareed U Hibeeyey Real Madrid
Goolhayaha reer Belgium ee Thibaut Courtois ayaa cimrigiisa ciyaareed u hibeeyey kooxdiisa Real Madrid, waxaanu qalinka ku duugay heshiis cusub oo ku haynaya Santiago Bernabeu illaa ay da’diisu noqonayso 34 jir.Courtois oo u ciyaarayay Real Madrid tan iyo markii uu uga soo wareegay Chelsea xagaagii 2018, waxa uu saxeexay heshiis cusub oo shan sannadood ah oo soconaya illaa laga gaadhayo sannadka 2026.29 jirkan oo ka mid ah goolhayeyaasha ugu wanaagsan kubadda cagta waqtigan, ayaa ciyaartiisu sarraysay labadii xilli ciyaareed…