Liverpool Oo Uu Ka Tegayo Xiddigii Jabiyey Taariikhdeeda Ee
Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa bixitaan u diyaarinaysa xiddigeedii khadka dhexe ee isku qoray taariikhda kaddib gool layaab lahaa oo uu u dhaliyey shan sannadood ka hor, kaas oo ay ku bixinayaan amaah sannad ah.Tababare Jurgen Klopp ayaa doonaya in ciyaaryahannada da’da yar ee soo koraya ee u baahan waqti ciyaareed iyo fursado ee aanu Anfield uga helaynin intaas ba, in ay ku baxaam amaah oo ay tagaan naadiyo yaryar oo ay boos joogto ah ka helaan.Xiddiga da’da yar ee Ben Woodburn oo sannadkii 2016 lagu qoray taariikhda…