Xog: R/W Rooble oo saanad ciidan u diray GALMUDUG
Muqdisho (Axadle) – Ilo wareedyo kala duwan ayaa Axadle u sheegay in Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble uu fasaxay laba diyaaradood oo hub wada oo laga dejiyay magaalada Gaalkacyo.
Xogta aan helnay ayaa sheegeysa diyaaradahaan ay laba toddobaad kahor ka dageen Gaalkacyo, waxayna wadeen rasaas, hubka fudud iyo saanad kale oo ciidan, ayada oo lagu wareejiyay Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo codsaday hubkaas.
Hubka laga…