Maxay keeni kartaa diidmada midowga musharaxiinta
Muqdisho (Axadle) – Agaasime ku-xigeenka Machadka Heritage, Mursal Maxamuud Saney oo la hadlay BBC-da ayaa ka hadlay heshiiskii ay madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka ku gaareen habraaca cusub ee doorashada, kaasi oo mucaaridka uu diiday.
Mursal Saney ayaa ugu horeyntii sheegay in doorashada haddii la isku qabsado ay dhici karto in natiijada doorashada aan lagu wada qanci, taasi oo lumineysa kalsoonidii shacabka Soomaaliyeed.
Waxa uu sheegay inay…