Xafiiska Rooble oo war kasoo saaray xiisadda
Muqdisho (Axadle) – Afhayeenka xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa shaaciyay in Ra’iisul wasaaraha xukumadda xil-gaarsiinta, Maxamed Xuseen Rooble uu shaqsiyan u istaagi doono wax ka qabashada khilaafka ka jira gobolka Hiiraan.
Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa arrintaan ka sheegay kulankii ay shalay yeesheen Golaha Wadatashiga Qaran iyo Beesha Caalamka, oo looga hadlayey arrimaha doorashooyinka dalka.
Afhayeenku…