Feysal Cali Waraabe oo ka hadlay eedaha loo
Hargeysa (Axadle) – Guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa markii ugu horeysay ka hadlay dooda ka taagan dugsiyada Shabakada Abaarso oo lagu eedeeyey inay fidinayaan Diinta karishtaanka.
Feysal ayaa eedeymaha loo jeedinayo dugsiyada Shabakada Abaarso ku tilmaamay inay yihiin duulaan horumarka Gobaladda Waqooyi ka dhan ah.
“Waad aragtaa in guushi aan gaarnay ee adduunka oo dhan inoo soo jeedsaday maanta la doonayo in la xaaraameeyo,…