Daniel Ek Oo Shaaciyey In Rajadiisii Iibsiga Arsenal Soo Noolaatay

Mulkiilaha barnaamijka SPOTIFY ee Daniel Ek ayaa sheegay in ay soo noolaatay rajadiisii ahayd inuu la wareego mulkiyadda Arsenal kaddib markii Stan Kroenke lagu soo oogay dacwado oo maxkamadda lala galay.Daniel Ek oo u dhashay Sweden, waxa bishii May laga diiday dalab £1.8 bilyan oo Gini ah oo uu ku dalbaday in uu ku iibsado Arsenal, waxaanay waqtigaas Koenke iyo qoyskiisu ku adkaysteen in aanay diyaar u ahayn inay iibiyaan, xilli ay taageereyaasha kooxdu ku mudaharaadayeen oo ay dalbanayeen in ay iibiyaan.Ganacsadaha…

Mauritanian Houleye Ba, a dual institute

Houleye Ba finished last in the 100-meter qualifiers at the Tokyo 2021 Olympics on July 30. Mauretanian, a daily teacher, played her second Olympics after those in Rio 2016. A positive experience for the young woman, after all. From our special correspondent in Tokyo,The important thing is to participate. This maxim, which is…

“285 Maalmood Ka Hor Ayaan Bilaabay Safarka, Way Adag Tahay Inaan

Difaaca Liverpool ee Virgil van Dijk ayaa dib ugu soo laabtay garoomada kaddib 285 maalmood oo uu ku maqnaa dhaawac jilibka kasoo gaabay bishii October ee sannadkii hore, kaas oo uu u jiifay muddo sagaal bilood iyo dheeraad ah.Kulan saaxiibtinimo oo ay Liverpool xalay la ciyaartay kooxda reer Germany ee Hertha Berlin ayay Van Dijk iyo Joe Gomez beddel kusoo galeen, waxaanay labadan ciyaartoy ba u ahayd markii u horreysay ee garoomada lagu arko tan iyo dhaawaca gaadhay horraantii xilli ciyaareedkii hore.Van Dijk ayaa kaddib…

satellite images in support of the study

Amnesty International has conducted new research on violence in the English-speaking west of Cameroon. The English-speaking regions are the scene of a deadly conflict between the Cameroonian army and armed separatists, from the country's English-speaking minority. Satellite images confirm testimonies coming back from the ground of civilian crimes, summary executions and destruction of homes.…

Laba cashar oo muhiim ah oo aan ka baranay doorashadii Aqalk…

Muqdisho (Axadle) – Doorashada Soomaaliya ayaa shalay si rasmi ah uga billaabatay magaalada Kismaayo oo lagu doortay afartii senator ee ugu horreeyey ee Aqalka Sare ee baarlamanka Soomaaliya, ayada oo Jubaland ay noqotay maamulkii ugu horreyey ee meesha ka saaray shaki kasta oo ku saabsan in dalka ay doorsho ka dhici weyso. Doorashada Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, Iftin Xasan Baasto, Ilyaas Bedel Gaboose iyo Cabdirisaaq Maxamed Cusmaan,…

Xog: FAHAD YAASIIN oo xil cusub u magacaabay Kulane – Caasim…

Muqdisho (Axadle) – Taliyaha nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka, Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa xil cusub u magacaabay Cabdullaahi Aadan Kulane oo dhowaan uu xilka ka qaaday ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble, sida ay ogaatay Axadle. Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa Axadle u sheegay in Fahad Yaasiin uu Cabdullaahi Aadan Kulane oo hore u ahaa madaxii shaqaalaha NISA u magacaabay kaaliyaha dhanka siyaasadda iyo amniga ee hay’addaasi.…

Elisé Ouedraogo was elected President of the Commission

In Burkina Faso, the National Electoral Commission has a new president. It is the magistrate Elisé Ouedraogo who was elected after several hours of negotiations and after the intervention of several political or customary personalities. Despite the candidate's withdrawal from the ordinary chief, it was through a lack of consensus, through an election that two candidates for the post of president of the…

Guddiga doorashada heer federal oo war kasoo saaray doorasha…

Muqdisho (Axadle) – Guddoomiyaha Gudiga doorashada heer federaal, Maxamed Xasan Cirro ayaa ka hadlay doorashadii shalay ka dhacday magaalada Kismaayo ee dowlad goboleedka Jubbaland, taasi oo lagu doortay Afar kamid ah Senator-da maamulkaas ee Aqalka Sare. Guddoomiye Maxamed Cirro oo la hadlay VOA-da ayaa bogaadiyey hanaankii ay u dhacday doorashadaas, isagoona ku tilmaamay “doorasho cajiib ah oo waqti kooban ku qabsoomtay”. “Meesha dadaal badan…