the great magal in Touba maintained though

The Grand Magal of Touba will be held well in two months, despite the resurgence of Covid-19. A decision was announced during a meeting between religious and administrative authorities. Magal de Touba empties millions of pilgrims each year to celebrate the departure of the founder of the Mouride Brotherhood, Sheikh Ahmadou Bamba. To be announced at the end of next September Grand Magal of Touba will be celebrated despite the Covid-19 pandemic. A statement from the spokesman for the caliph of the Mouride fraternity to the…

Xeelada doorashada 2021 oo aad uga duwan kuwii hore – Caasim…

Warbixintan oo muuqaal ah halkan ka daawo Muqdisho (Axadle) – Tartanka madaxweynaha Soomaaliya ayaa la filayaa inuu sanadkan u dhaco si ka duwan sidii hore, ayada oo ay muuqato inuu isbeddel ku yimid habkii lacagaha loogu bixin jiray coadka xildhibaanada dooranaya madaxweynaha cusub. Doorashooyinkii tan ka horreeyeey, oo ay ugu dambeysay tii lagu doortay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa lacag tobanaan kun oo dollar ah lagu iibsanayey codka…

“Maamulka La Liga Messi Uma Ogolaan Karo Inuu Tago, Qalad Ayay Noqon

Madaxweynaha kooxda Getafe ee Angel Torres ayaa shaaca ka qaaday in maamulka horyaalka La Liga aysan ogolaan karin in kabtankii Barcelona ee Lionel Messi uu kooxdaasi ka tago haddiiba ay taasi dhacdana ay qalad noqon doonto.Heshiiskii uu Messi ku joogay Barca ayaa dhacay bil kahor 34 sano jirkaas ayaana mudadaas koox la’aan ah walow lagu wado inuu heshiis cusub oo shan sano ah qalinka ugu duugo kooxda uu 17-ka sano safkeeda koowaad kasoo tirsanaa.Sababta aan wali heshiiska cusub ee Messi loo saxeexin ayaa ah inay Barcelona…

Waakan Xiddiga Barcelona Ka Tirsan Ee Diiday Inuu Ku Biiro Arsenal,

Da’yarka daafaca midig ee kooxda Barcelona ee Sergino Dest ayaa lagu soo warramayaa inuu diiday saddex kamida kooxaha ugu waaweyn Yurub si uu ugu dagaalamo booskiisa Barca.Daafaca ree Maraykan ayaa 41 kulan soo ciyaaray xilli ciyaareedkiisii koowaad ee Barcelona kaddib markii uu heshiis 23 Milyan oo pound ah dhinaca Ajax ugaga soo biiray xagaagii 2020.Barcelona ayaa haatan ah mid ku jirta boos ay doonayso inay dhinto mushaharaadka ay bixiso si ay u diiwaan gashato saxeexyadeeda cusub si lamid ah heshiis cusub uga saxeexato…

DAAWO: Gool Chelsea Laga Dhaliyay Oo Loo Doortay Goolkii Sanadka Ee

Weeraryahanka kooxda FC Porto ee Mehdi Taremi ayaa ku guuleystay goolkii ugu qurxoonaa ee tartamada UEFA laga dhaliyay xilli ciyaareedkii tagay ee 2020-21 isaga oo ku hantay maqaskii uu ka dhaliyay shabaqa Chelsea.Goolka Taremi ayaa ahaa mid ay Porto guul kaga gaadhay Chelsea kulan 1-0 ku dhammaaday oo ahaa lugtii labaad ee wareega siddeed dhammaadka UEFA Champions League 13-kii bishii April.Porto ayaa ugu dambayn 2-1 kaga hadhay tartanka maadaama oo ay Chelsea 2-0 ku garaacday ciyaartii hore balse weeraryahankooda ayaa…

in Togo, the outrage of journalists after

Togolese press executives are outraged that several Togolese journalists are targeting espionage using Pegasus software. More than 300 Togolese numbers appear in the list of potential targets for Israeli spy program, Pegasus, according tosurvey conducted by Amnesty International and several media outletsfrom the Forbidden…

Tunisia’s Ghannouchi is calling for democracy

In an interview with Agence France-Presse (AFP), Tunisia's parliamentary speaker Rached Ghannouchi has called for a return to democracy after President Kais Saied's shocking seizure of power over the weekend, the suspension of parliament and the dismissal of Prime Minister Hichem Mechichi. Ghannouchi, also the leader of one of the leading parties in parliament, Ennahdha, lamented the lack of dialogue with the presidency and warned that if no agreement is reached on the formation of a government and the…

Tunisia’s Ghannouchi calls for a return to democracy

In an interview with Agence France-Presse (AFP), Tunisia's parliamentary speaker Rached Ghannouchi has called for a return to democracy after President Kais Saied's shocking seizure of power over the weekend, the suspension of parliament and the dismissal of Prime Minister Hichem Mechichi. Ghannouchi, also the leader of one of the leading parties in parliament, Ennahdha, lamented the lack of dialogue with the presidency and warned that if no agreement is reached on the formation of a government and the…

Xiddigii Talyaaniga Ee Manuel Locatelli Oo Lagu Kala Adkaaday, Arsenal

Kooxda kubadda cagta Sassuolo ayaa xalay si rasmi ah ugu dhawaaqday in xiddigooda khadka dhexe ee Manuel Locatelli ay toddobaadkan ka geli doonaan wada-hadal ay ku iibinayaan, isla markaana uu ka tegi doono kooxdooda.Locatelli oo ka mid ahaa xiddigihii xulka qaranka Talyaaniga ku hoggaamiyey Koobkii Euro 2020, waxa kooxaha doonaysay ka mid Arsenal oo intii aanu tartankaasiba dhamaanin bilowday hawl-galkiisa.Kubbad-sameeyahan labada gool dhaliyey ayaa go’aansaday in aanu sii joogin Sassuolo, isla markaana uu tago kooxaha…

Shabaabkii ugu badnaa oo lagu dilay dagaal ka dhacay Hiiraan…

Buulo Burte (Axadle) – Taliyaha qeybta 27-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Gen. Axmed Maxamed Calasow Tareedisho ayaa sheegay in xubno ka tirsan Al-Shabaab oo gaaraya 31-ruux lagu dilay howlgal ka dhacay Degmada Buulo Burte ee Gobolka Hiiraan. Gen. Tareedishe waxa uu tilmaamay in ay furteen hub ay wateen dagaalamayaasha Al-Shabaab oo kala ah 14 qori oo ah AK-47, hal qori oo ah BKM (Qoryaha Siliska leh), ilaa haatan howlgalkana uu ka socdo Degmada…