Kaddib Fursado Uu Khasaariyey, Waxa Loogu Hanjabay In Qoyskiisa La
Weeraryahanka reer Spain ee Alvaro Morata ayaa helay digniino loogu sheegayo in la dili doono qoyskiisa kaddib markii uu fursado ka lumiyey xulka qaranka dalkiisa kulamadii wareegga Groupyada ee tartanka Euro.Laacibkan ayaa khasaariye rikoodhe ciyaartii ugu dambaysay, sidoo kalena waxa uu awoodi waayey in uu ka faa’iideeyo fursadihii uu helay kulamadii ka horreeyey, taas oo keentay in ay ku ooriyaan taageereyaashu kulankii ugu dambeeyey.Morata oo afka hore uga ciyaara Juventus ayaa kulankii Poland waxa uu u ahaa mid aan…