Wasiir Caadle oo shaaciyey in beelaha Xawaadle iyo

Jowhar (Axadle) – Wasiirka arrimaha gudaha HirShabelle, Maxamed Cali Caadle oo wareysi siiyey Radio Mustaqbal ayaa ka hadlay xaaladda maamulkaasi, gaar ahaan caqabadihii ka dhashay dhismaha HirShabelle oo ugu dambeysay maamulada dalka. Caadle ayaa shaaca ka qaaday in HirShabelle lagu dhisay deg-deg, isla-markaana ay ku dulman yihiin beelaha Xawaadle iyo Abgaal, isaga oo tilmaamay inay ka yihiin ‘Maynorati’. Wasiirka oo hadalkiisa sii wata ayaa…

Villarreal Oo Ka Xaqiijisay In Halbowlahoodii Khadka Dhexe Dhaawac Ku

Kooxda reer Spain ee Villarreal ayaa xaqiijisay, in ciyaarta koobka ah ee UEFA Super Cup ee ay Chelsea ku ballansan yihiin uu ka maqnaan doono laacibka khadka dhexe ee Dani Parejo oo xuddun u ahaa guushoodii xilli ciyaareedkii hore.Villarreal oo kusoo guuleysatay Europa League iyo Chelsea oo hanatay Champions League ayaa August 11 waxay ku dagaallami doonaan UEFA Super Cup oo midkooda guuleysta la siin doono koobka.Chelsea ayaa finalkii Champions League waxay ku garaacday Manchester City oo ay kaga adkaatay gool madi ahaa oo…

Dab xoog-leh oo ka kacay warshad ku taalla Garoowe

Garoowe (Axadle) – Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay dab xoogan oo saaka ka kacay gudaha magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal, waxaana haatan socda gurmad lagu daminayo dabkaasi. Wararka ayaa sheegaya in dabka uu ka kacday warshadda isbuunyada Tabaarak oo ku taalla bartamaha magaaladaasi, mana cadda sababta dhalisay. Ilo dadka deegaanka ah ayaa innoo sheegay in haatan ay gubaneyso warshada oo ay tiilay hanti fara badan. Sidoo kale waxaa goobta gaaray ciidamo ka tirsan kuwa…

Iska Illow Chelsea, Man United, City & Liverpool: Erling Haaland Oo La

Weeraryahanka reer Norway ee Erling Haaland waxa uu bartilmaameed u yahay kooxaha ugu waaweyn horyaalka Premier League, gaar ahaan Chelsea oo geed dheer iyo mid gaaban ba u fuushay sidii ay u heli lahayd, laakiin waxa uu isagu dareensan yahay in ay tahay, in uu wali sii joogo Borussia Dortmund oo uu ku qaatay muddo sannad iyo badh ah.Muddo kooban oo uu wacdaro kaga dhigay RB Salzburg oo ka dhisan waddanka Austria, Erling Haaland ayaa ka degay Bundesliga xilli ay kooxaha qaarkood gaar ahaan Manchester United fursad weyn u…

the six soldiers held at an airport released, Paris

The six French soldiers and the helicopter, which have been held since Wednesday at the airport in Bata, Equatorial Guinea's economic capital, where they landed their planes to refuel, were allowed to leave the territory on Friday night, the French army confirmed to RFI. The six French soldiers were allowed to land urgently in…

Liverpool Oo Ku Dhawaaqaysa Saxeexyada LIX Ciyaaryahanadda, Roberto

Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa isku diyaarinaysa in ay ku dhawaaqdo lix saxeex oo ay waqtiga ugu kordhinayso xiddigaheeda waaweyn maalin kaddib markii uu Trent Alexander-Arnold qalinka ku duugay qandaraas cusub oo shan sannadood ah. Alexander-Arnold oo 22 jir ah, ayaa waxa uu xaqiijiyey mustaqbalkiisa Anfield ee illaa sannadka 2025, waxaana inkasta oo aanay kooxdu si rasmi ah u shaacin haddana ay warbaahinta Ingiriisku sheegayaan in uu da’yarkani ka mid noqday ciyaaryahannada ugu mushaharka badan Anfield. Wargeyska…

Wararkii ugu dambeeyey howl-gallada ka socda KISMAAYO

Kismaayo (Axadle) – Ciidamada ammaanka ee Jubbaland ayaa saaka, illaa xalay howl-gallo ka wada magaallo xeebeedka Kismaayo ee xarunta KMG ah ee dowlad goboleedka Jubaland, waxaana howl-galka uu daba socdaa qaraxii ka dhacay magaaladaas. Afhayeenka Booliska Jubbaland oo Wariyeyaasha kula hadlay ayaa shaaca ka qaaday in ciidamada amniga ay ku raad-joogaan kooxihii ka dambeeyey weerarkii qaraxa ahaa ee Kismaayo lagula beegsaday kooxda ciyaartoyda JCCI ee ka dhisan gudaha magaaladaasi. Sidoo kale wuxuu tilmaamay in marka…

ISRAEL oo wacad ku martay jawaab xanuun badan kadib weerar ‘…

Tel Aviv (Axadle) – Israel ayaa Jimcihii Iran ku eedeysay inay fulisay weerar lagu qaaday Markab shidaalka qaada oo ay maamusho shirkad Israeli ah, waxayna wacad ku martay jawaab xanuun badan. Weerarka oo Khamiistii ka dhacay xeebaha Cuman ayaa waxaa lagu dilay laba qof oo u kala dhashay Britain iyo Romania, wuxuuna sidoo kale waxyeello gaarsiiya markabka Mercer Street oo ay maamusho shirkadda Zodiac Maritime. War-saxaafadeed uu saaray, ayuu…

Kenyans leave Tokyo 2021 at a high level

The Kenyans were beaten 24-10 by Canada and finished ten in the rugby tournament in the Olympic Games at the Olympics in Tokyo 2021. A result slightly better than what was achieved at the Olympics 2016 (11th) but which gave hope to a team from Kenya definitely. From our special correspondent in Tokyo,Felix Oloo, coach of the…

Odayaasha Koonfur Galbeed oo SHURUUD adag ku xiray doorasho …

Baydhaba (Axadle) – Qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka deegaanada maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa shaaciyey in deegaanada maamulkaas aysan doorasho ka dhici doonin ilaa lasoo daayo Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo ku dhawaad seddax sano u xiran Taliska Madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo. Odayaahaan ayaa soo saaray shuruudo ay ku xireen in K/Galbeed lagu qabto doorasho, waxaana shuruudahaas ka mid ah in…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish.AcceptRead More