DAAWO Goos-gooska Wacdarihii Uu 41 Jirka Ronaldinho Xalay Ka Dhigay
Ronaldinho ayaa dib ugu laabtay waqtigiisii hore isagoo qaab ciyaareed cajiib ah oo loo riyaaqay ku soo bandhigay kulankii u dhaxeeyay halyeeyada Barcelona iyo Real Madrid ee shalay oo Talaado ah ka dhacay magaalada Tel Aviv.41 jirkaan ayaa ka mid ah labo halyeey oo reer Brazil oo Barcelona u xirnaa maalinta No.10 isaga iyo Rivaldo, waxayna wacdarro ka dhigeen kulankii ka dhacay garoonka Bloomfield Stadium ee loo magacdaray “El Clasico-dii Nabada”.Xiddigo waa weyn sida Luis Figo, Roberto Carlos iyo Deco ayaa ka qeyb qaatay…