Dowladda Soomaaliya oo ka dalbtay Amisom in ay baarto eedda
Sida lagu sheegay Warqadda tirsigeedu yahay OP/NSA/0834/02 oo uu ku saxiixan yahay la taliyaha Nabadgelyada Qaranka ee madaxweyne Farmaajo Cabdisaciid Muuse Cali; kuna socotay danjire Amb. Francisco Madeira madaxa howlgalka midowga Afrika ee Soomaaliya Askar katirsan Amisom ayaa rasaas ku furtay muwaadin Soomaali ah 12-Sep-2020 oo ku beegnayd todobaadkii ugu dambeeyey bisha September.
Amb. Francisco Madeira madaxa howlgalka midowga Afrika ee Soomaaliya-Photo / Ilyas AhmedSida…