Arsenal vs. Sheffield United – Gunners Oo Raadinaysa Inay
Arsenal ayaa u dagaallami doonta inay jidka guusha kusoo laabato kaddib markii ay Liverpool toddobaadkii hore kaga adkaatay kulan ay jilbaha isku dhigteen garoonka Anfield, taas oo Mikel Arteta ka joojisay inay sii wataan labadii guulood ee ay ku bilaabeen horyaalka Premier League ee xili ciyaareedkan.Sheffield United oo laga soo badiyey saddexdii ciyaarood ee horeba ayaa waxay dhinaceeda halgan u gelaysaa inay hesho guushii ugu horreysay ee xili ciyaareedkan, si ay uga baxdo xaaladda madax-xanuunka ah ee durba shakiga…