Putin iyo Macron oo u jeediyay xabad-joojin wadamada Armenia
Hogaamiyaha Ruushka Vladimir Putin iyo kan Faransiiska Emmanuel Macron ayaa ku baaqay xabad joojin deg deg ah oo u dhaxeysa ciidamada qowmiyadaha Armenia ee Nagorno-Karabakh iyo Azerbaijan, maadaama tirada rasmiga ah ee dhimashada ay kor u dhaaftay 100 labada dhinac iyaga oo sheega in ay sii wadayaan dagaalka.
“Vladimir Putin iyo Emmanuel Macron waxay ugu baaqeen dhinacyada dagaalamaya in ay joojiyaan dagaalka gebi ahaanba sida ugu dhaqsiyaha badan, in xiisadaha la qaboojiyo oo…