Liverpool & Man United Oo Hogaaminaya Qorshe Lagu Dhisayo
Liverpool iyo Manchester United ayaa qeyb ka ah wadahadal ay kula jiraan kooxaha ugu waa weyn Yurub iyadoo lagu dhisayo tartan cusub oo ay taageersan tahay FIFA kaasoo wax weyn ka bedeli doona kubada cagta caalamka.Sky News ayaa ogaatay in maalgashadayaasha inay isku diyaarinayaan lix bilyar doolar oo lagu dhisayo tartanka cusub kaasoo loogu magacdari doono European Premier League.In ka badan toban kooxood oo ka dhisan England, France, Germany, Italy iyo Spaun ayaa wadahadal ugu jira inay noqdaan xubnaha aas-aasaya…