DFS oo sheegtay in ay dishay Xubno katirsan Al-Shabaab. –
DFS ayaa sheegtay in howlgal qorsheysan oo ka dhacay inta u dhaxeysa Degmooyinka Balcad & Afgooye oo ka kala tirsan Gobollada Shabeelaha Hoose & Shabeelaha dhexe ku dishay xubno katirsan Al-Shabaab.
Warka Dowladda ayaa lagu sheegay in howlgalkaas ay fuliyeen Ciidamada gaarka ah u tababaran ee DANAB lagu dilay 6-ruux oo uu ku jiro Madaxa Maaliyadda Al-Shabaab ee Gobollada Shabeelooyinka oo lagu magacaabo Cabdiraxmaan Cabdalla (Abuu Ayman).
Isla howlgalka inta uu socday…