Trump oo Askartiisa ka saaraya Soomaaliya & Madaxweyne
Sida ay daabacday Barta ka falanqoota Ganacsiga ee Bloomberg, Hogaamiyaha Mareykanka Donald Trump ayaa qorsheynaya in uu Sooomaaliya ka saaro Askarta iyo saraakiisha ka joogta ee taageerada siiya Ciidanka DFS & AMISOM.
Tiro rasmi ah lagama soo gudbin inta ay gaarsiisan yihiin Ciidankaan Mareykanka ee Soomaaliya jooga, balse waxaa lagu qiyaasaya in ay ku dhaw yihiin kun, waxaana ay isugu jiraan Askar kooban & Saraakiil u badan la-taliyaal sare.
Trump ayaa la kulmay…