Saraakiil ciidan oo lagu dilay dagaalka dhacay gobolka
Dagaal ay ku dhinteen ciidamo iyo saraakiil ka tirsan taliska ciidanka Xoogga dalka ayaa ka dhacay wadada xiriirisa degmadooyinka Afgooye iyo Wanlaweyn ee Gobolka Shabeelaha Hoose.
Iskahorimaadkan ayaa waxaa uu dhex maray ciidamo milatari ah iyo dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab oo weerar gaadmo ah ku qaaday kolonyo gaadiid ah oo ku safreysay wadada laamiga ah ee isku xirta Afgoye iyo Wanlaweyn gaar ahaan deegaanka Buulalow.
Weerarkan ayaa la sheegay in ay ku dhinteen ciidamo…