Liiska Ciyaartoyda Ku Soo Biirtay Dhamaan 20 ka Kooxood Ee Premeir League Iyo Kooxaha Tirada Ugu Badan La Soo Wareegay. – AxadleTM.net
Suuqa kala iibsiga ciyaartoyda xagaaga ayaa soo si rasmi ah u xidhmi doona maalinta October 5 laakiin ka hor waxay kooxaha Premier League haystaan wali samayn karana saxiixyo muhiim ah si ay xoojin ugu sameeyaan kooxahooda.
Haddaba tiro ciyaartoy oo aad u badan ayaa soo gaadhay 20 ka kooxood ee premier League ku tartamaya iyada oo kooxda Leeds United ay tahay kooxda layaabka ugu badan samaysay ee 11 ciyaartoy oo cusub la soo saxiixatay.
Kooxda heerka labaad ka soo dalacday ee Leeds United ayaa samaysay 11 saxiix oo…