Macalinka Hurdada Ee Cristiano Ronaldo Oo Sharaxay Sababta U
Macalinka hurdada ee Cristiano Ronaldo ayaa sheegay in sababta uu Cristiano Ronaldo u hurdo lix jeer oo min 90 daqiiqo ah maalin walba inay ahay mid ka caawineysa soo kabsashadiisa.Ninka ku takhasusay hurdada Nick Littlehales ayaa la shaqeynayay Ronaldo tan iyo markii uu xiddigaan joogay Real Madrid.Xiddiga shanta jeer ku guuleystay Ballon d’Or ayaa loo sheegay inuu maalintii seexdo shan ama lix jeer oo min 90 daqiiqo ah iyo inuu ku seexdo mar walba furaash cusub oo nadiif ah.Littlehales ayaa sheegay in sababta uu intaas…