Guushii Manchester United Oo Keentay In Lagu Yeesho Lacag
Manchester United ayaa ku qasbanaatay inay bixiso lacag dhan £4.5 milyan oo Gini oo ku waajibtay markii uu Bruno Fernandes goolka guusha ka dhaliyey Brighton maalintii Sabtida, taas oo ciyaarta oo dhamaatay rikoodhe loo dhigay Red Devils.United ayaa guusheedii ugu horreysay ee xili ciyaareedkan ka gaadhay Brighton oo ay kaga adkaatay 3-1, laakiin waxay libintani usoo jiidday dayn lacageed oo dhan £4.5 milyan oo Gini oo ay u shubayso kooxda reer Portugal ee Sporting Libson.Sida uu dhigayay heshiiskii Manchester United ay kula…