Neymar Oo Old Trafford Ku Jiid-Jiiday Man United, PSG Oo
Paris Saint-Germain ayaa 3-1 ku garaacday Manchester United oo marti loogu ahaa Old Trafford iyadoo Group H uu si rasmi ah u noqday group-ka geerida madaama ay seddex kooxood 9 dhibcood isla leeyihiin iyadoo hal kulan uu ka harsan yahay wareega group-yada.Kooxda Faransiiska oo guuldarro kala kulantay United kulankii Paris ayaa aargudatay iyadoo Neymar oo labo gool dhaliyay iyo Marquinhos oo gool dhaliyay ay guusha ku gaareen halka Rashford uu goolka qura uu u dhaliyay Man United iyadoo Fred uu casaan ka qaatay United…