Qiimaynta Ciyaaryahanadda Kulankii Ay Chelsea Xasuuqday
Chelsea ayaa gaadhay guushii afraad oo xidhiidh ah, waxaanay meel iska saareen Sheffield United oo gool kala hormartay, isla markaana ay afar ciyaartoy oo kala duwan u dhaliyeen goolal.Blues ayaa goolkii ugu horreeyey laga dhaliyey muddo shan kulan ah, waxaana kubbad dhulka socota goolhaye Mendy ka hoos saaray David McGoldrich, laakiin Tammy Abraham ayaa goolka barbarraha u keenay daqiiqaddii 23aad.Aaron Ramsdale ayuu goolkiisu noqday mid u fasaxan ciyaartoyda Chelsea intaas wixii ka dambeeyey, waxaana kubbad uu meel fog…