“Soomaalinimo ma diidanin balse waxa aan kasoo horjeednaa
Muuse Biixi Cabdi Hogaamiyaha Gobaladda Waqooyi oo ka hadlay Munaasabad ka dhacday Magaalada Hargeysa ayaa sharaxaad ka bixiyay qorshaha siyaasadeed & wada-hadalka Dowladda Federaalka ay la yeesheen.
Waxa uu sheegay in aysan diidaneen Soomaalinimo, isla markaana ay qayb ka yihiin Soomaaliweyn, balse ay kasoo horjeedaan in lagu jujuubo (Af-qabto) marka laga hadlayo dhanka Siyaasadda.
Muuse Biixi ayaa sheegay in wax waliba oo dhaca in aysan meesha ka saareyn Soomaalinimada oo…