Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka RB Leipzig vs Manchester United
Manchester United ayaa kusoo gashay shax adag kulanka guul ama geeri ee ay ugu sugan tahay waddanka Jarmalka oo ay ugu tagtay RB Leipzig.Manchester United ayaa u baahan inay guul ka keento ciyaartan ay martida tahay si ay ugu gudbi karto wareegga 16ka, laakiin haddii laga badiyo, waxay gebi ahaanba macasalaamayn doontaa tartanka Champions League.Tababare Ole Gunnar Solskjaer ayaan shaxdiisa koowaad keenin laacibka reer France ee Paul Pogba oo bandhig fiican sameeyey ciyaartii West Ham, balse waxa safka hore kusoo laabtay…