Liverpool ayaa seegtay horyaalka
Liverpool ayaa iska lumisay fursad dahabi ah oo ay ku qaban kartay hogaanka Premier League iyada oo laba dhibcood ka horaysa kooxda Tottenham oo galabta barbaro 1: 1 ah ka dhigtay kooxda Crystal Palace.Liverpool oo martigalinaysa Fulham kahor bilawga ciyaarta ayaa ogayd in ay hogaanka uhayso horyaalka hadii ay badiso, laakiin qaybtii hore ee xun ayaa Fulham ka dhalisay Liverpool gool qurux badan.Kooxda Klopp ayaa ku dhibtooday inay shabaqa soo taabtaan iyadoo rigoore loo dhigay daqiiqadii 12aad ee Mohamed Salah.Fulham waxay…