Sababta Ay Borussia Dortmund U Martigelineyso Kulanka
Liverpool ayaa kulankooda Champions League ee FC Midtjylland waxay ku ciyaari doonaan garoonka Signal Iduna Park ee Borussia Dortmund.Waxay la micno tahay in Jurgen Klopp uu ku laaban doono garoonkii uu todobo sannadood tababare ka soo ahaa.Tababaraha Jarmalka ayaa garoonkaan ku laabtay kaliya hal kulan oo tartan rasmi ah kulankii Europa League ee sannadkii 2016.Laakiin Liverpool ayaa walaac ka muujisay u safarkooda kooxda reer Denmark madaama dowlada Ingariiska ay qasab ka dhigtay in karantiil 14 maalmood ay galaan dadka…