Mareykanka oo Markab dagaal usoo diray Soomaaliya si ugu
Dowladda Mareykanka ayaa muujineysa go’aanka ay ku dhaqangelineyso amarka kasoo baxay madaxeynaha xilka kasii degaya Donald Trump ee ah in uu Soomaaliya kala baxayo Ciidamada ka jooga.
Trump ayaa si cad u sheegay in bartamaha Bisha Janaayo 2021 oo ah bilawga sanadka ah, kuna beegan 5-cishe kahor inta uusan xafiiska la wareegin Hogaamiyaha Dooran Joe Biden uu askartiisa ka saarayo Soomaaliya.
Saraakiil Militari gaar ahaan Ciidanka Badda Mareykanka ayaa sheegay in Markabkaan uu…