Shaxda Kooxdii Ugu Fiicnayd Premier League Toddobaadkan &
Shabakada caanka ku ah ee looga bartay xogaha kala duwan ee kubadda cagta inay ururiso ee Whoscored ayaa soo saartay shaxda ay usoo xulatay mida ugu fiican horyaalka Premier League toddobaadkan oo ahaa midkii 11-aad.Shaxdan ayay si lama filaan ah afar boos ugu yeelatay Crystal Palace oo soo xaaqday West Bromwich Albion, layaabyada kale ee xulashadan ayaa ah inuu goolka soo galay da’yarka Ligverpool ee Kelleher oo kulankiisii ugu horreeyay horyaalka ciyaaray.Labada daafac dhexe ee shaxdan ayaa ah Joel Matip oo gool kasoo…