Arsenal Oo Ozil-ka Ay Godka Dheer Ku Riday Ku Bedelaysa Ozil
Arsenal ayaa lagu soo warramayaa inay doonayso inay u dhaqaaqdo saxeexa khadka dhexe ee kooxda Lille ee Yusuf Yuzici oo lagu naanayso Mesut Ozil-ka cusub xilli aysan kooxda ree England meel ku ogayn Mesut Ozil-kii dhabta ahaa oo ay qorshaheedaba ka saartay.Yusuf Yazici ayaa lala bar-bardhigaa Ozil sababtoo ah awoodiisa weerar ee khadka dhexe, haddiiba uu Lille kaga biiro Arsenal ayuu noqon doonaa xiddigii saddexaad ee Lille uga wareega dhinaca kooxdaas mudo kooban dhexdeed kaddib Nicolas Pepe iyo Gabriel Magalhaes.Yazici oo…