RW.Guulleed oo qiray in Guddiga doorashooyinka 2021 ay kamid

Mahdi Guuleed Khadar sii hayaha Xilka Ra'iisul wasaaraha dalka. Raysul wasaare ku xigeenka Xukumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guulleed Khadar ayaa qiray in Guddiga doorashooyinka 2021 ay kamid yihiin shaqaale Kashaqeeya xafiisyada Hogaamiyaha iyo Raisalwasaaraha Soomaaliya. Guudlled ayaa sheegay in 2016,guddiga doorashadda ee heer faderaal ay ahaayeen xubno ka shaqeeya xafiiska madaxweynaha iyo kan Raysul wasaaraha Soomaaliya, hadana aysan waxba ka badalnay sidii 2016-kii, “Waxa…

Dhaawaca Ansu Fati Oo Madax-Xanuun Cusub Ku Riday Koeman,

Da’yarka xilli ciyaareedkan aadka muhiimka ugu soo ahaa Barcelona ee Anssumane Fati ayaa mudo afar bilood ah garoomada ka maqnaan doona kaddib markii qaliin guuleystay lagaga sameeyay jilibka lugtiisa bidix.Dhibaatada dhaawaca Fati ayaa ah midii ugu dambaysay ee ay tahay inuu Ronald Koeman xalkeeda keeno isaga oo horeba dhibaatooyin kala duwan ugala soo kulmay safkiisa Barcelona gaar ahaan weerarka.Toddobaadyadii ugu horreeyay ee xilli ciyaareedkan, Ansu Fati ayaa noqday mid muhiim ka ah shaxda Koeman isaga oo kusoo bilawday…

Da’yar Mustaqbal Weyn Leh Oo Si KAFTAN Ah Xabad Laabta

Da’yarka mustaqbalka wanaagsan lahaa ee ree Portugal ee Bruno Tavares ayaa cisbitaal loola carraray kaddib markii uu mid kamida asxaabtiisu xabad (Rasaas) laabta kaga dhuftay subaxii Axada.Sporting Lisbon oo uu Tavares ka tirsan yahay ayaa u aragta inuu yahay mid mustaqbal wanaagsan leh iyagoo heshiis shan sano ah ka saxeexday bishii May.Balse saxaafada gudaha Portugal ayaa hadda sheegaysa in Tavares uu qarka u saaran yahay geeri waliba si kama ah ay dhibaatadu u gaadhay isaga oo gaadhi kula jiray qaar kamida asxaabtiisa.Mid…

Somalia’s opposition candidates are threatening to boycott

MOGADISHU, Somalia - Opposition candidates in Somalia have threatened to boycott the upcoming presidential election if the federal authorities doesn't resolve the election fee, which they described as biased. In the previous couple of days, setbacks and rejections grew sharply within the Horn of Africa as a result of alleged inclusion of spy brokers and officers within the newly created election and dispute decision committees to steer the subsequent ballots. In a extremely worded assertion, 12 presidential…

Dareenka Dhabta Ah Ee Man United Ay Ka Qabto Solskjaer &

Warar cusub oo laga helayo saxaafada England ayaa wax ka qoraya xaalada Manchester United iyo heerka ay u joogto inay shaqada ka caydhiso Ole Gunnar Solskjaer oo hadda ah tababaraha kooxdeeda cadaadisna ku saaran yahay shaqadiisa.Man United ayaa si xoogan loola xidhiidhinayay dhawaanahan Mauricio Pochettino, marka laga yimaado inay kusoo dhibtoodeen Solskjaer xilli ciyaareedkan, tababarihii hore ee Tottenham ayaan mudo sanad ah wax shaqo ah haynin.Man United ayaa qaab isku dhafan ku bilaabatay xilli ciyaareedkan waxaana ay…

12 Murashax madaxweyne oo ku goodiyay in ay qaadacayaan

12 murashax madaxweyne oo u taagay xilka ugu sareeya Soomaaliya doorashada 2020-21 ayaa ku goodiyey in ay qaadici doonan doorashooyinka hadii aan xal loo helin diidmada ay kala hortageen guddiyadda doorashada ee ay magacaawday Xukumadda Raysul wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo ay ku tilmaameen shaqaale ka tirsan Xafiiska Hogaamiyaha iyo saraakiil ka tirsan NISA inkastoo aysan soo bandhigin cadaymo muujinayo in guddiga ay ku jiraan saraakiil ka tirsan hay’adda Nabad Sugida…

Zidane Oo God Dheer Ku Riday Fursada Xiddig Ay Jamaahiirta

Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinadine Zidane ayaa u muuqday mid god dheer kusii riday fursada weeraryahan Luka Jovic oo ay jamaahiirtu wax badan ka filayeen isagoo kasoo horreysiinaya Mariano Diaz oo ay boos wadaag yihiin.Tan ayaan dad badan yaab gelin doonin maadaama oo uu Mariano sidan oo kale Jovic ugaga soo horreeyay xulashada Zidane bishii March markaas oo uu bedel kusoo geliyay kulan El-Clasico ah isla markaana uu Mariano dhaliyay goolkii ugu dambeeyay ee ay kusoo dhaliyeen Bernabeu.Suuqii xagaagii dhawaa, Mariano…

Koox Weyn Oo Shaacisay Inay U Dhaqaaqeyso Saxiixa Cristiano

Paris Saint-Germain ayaa albaabka u furtay inay u dhaqaaqeyso saxiixa xiddiga reer Portugal Cristiano Ronaldo.Laacibka Juventus ayaa lala xiriirinayaa inuu u wareegayo kooxda lacagta heysata ee ka dhisan horyaalka Faransiiska.Agaasimaha isboortiga PSG Leonardo ayaa aaminsan in kooxdiisa ay ka mid ah kooxaha tirada yar ee awooda inay dhameystiraan saxiixa Ronaldo.Wuxuu u sheegay PSGTV: “Maanta kubada cagta ma ogaan karno waxa dhici doono.“Malaha berri Cristiano Ronaldo inuu berri hurdada ka tooso ayuu dhihi karaa waxaan…

Bomb blast hits army convoy, killing troopers in central

MOGADISHU, Somalia - A bomb blast close to the outskirts of Dhusamareb, the regional administrative capital of Galmadug, left two authorities troopers lifeless and a number of other others wounded on Tuesday, senior officers mentioned, amid an ongoing operation towards al-Shabaab militants. Authorities forces have liberated the army over the previous few years, however operations have intensified since March with the Somali Nationwide Military keen to say its authority in administrative issues earlier than the…

17 Wholesome Options for All Your Cravings

One of many first steps to begin maintaining a healthy diet is to eat actual meals—not pretend ones. However simply since you're taking the leap to eat more healthy doesn't suggest that your cravings are simply going to fade into skinny air. The truth is — they might even worsen than they sometimes are. And that is very true if you happen to attempt to deprive your self. Excellent news: You'll be able to nonetheless indulge and eat clear! From chocolate urges to salty chip fantasies, we requested registered dietitian…