SHANTA Weeraryahan Ee Ugu Wanaagsanaa Taariikhda Horyaalka
Halyeygii Manchester United ee Andrew Cole ayaa lasoo baxay shantii weeraryahan ee ugu wanaagsanaa taariikhda horyaalka Premier League, waxaanu liiskan ka reebay magaciisa, inkasta oo uu soo dhaliyey 187 gool muddadii uu ka ciyaarayay Premier League.Cole ayaa waqtigiisii ugu wanaagsanaa waxa uu kusoo qaatay kooxaha Newcastle United iyo Manchester United, waxaanu sidoo kale waqtiyo kusoo qaatay Blackburn Rovers, Fulham iyo Manchester City.Liiska ciyaartoyda ugu goolasha badan taariikhda Premier League ayuu kaga jiraa…