Ciidamada ammaanka DFS oo Muqdisho ka sameeyay howlgal ka
Ciidamada ammaanka Dowladda Federaalka ayaa xalay Muqdisho ka sameeyay howlgal sababay dhimasho & dhaawac, kadib markii ay ku baxeen xog laga siiyay koox dadka ku dhacda Degmada Dharkeynley.
Hay’adaha ammaanka ayaa isku dayay ay gacanta ku dhigaan kooxdaan oo dadka deegaanka dhac u geysata Xiliyada habeenkii, balse waa ay diiday, waxaana sidaas ku dhacay iska hor imaad lagu toogtay rag kamid ah Burcadda.
Iska hor imaadka ayaa socday muddo, Dadka deegaanka ayaa mustaqbal u…