Maxkamadda Sare Puntland State oo mudeysay dhageysiga kiiska
Maxkamadda Sare ee Puntland, ayaa si rasmiya u muddaysay dhegaysiga dacwad la xiriirta sax-ahaanshaha xilka xayuubintii lagu sameeyay 8 mudane oo ka tirsanaa Baarlamanka Dowlad-goboleedka Puntland.
Maxkamadda sare, waxa ay dhegaysiga kiiskaas u muddaysay 10-bishan December oo ku beegan Khamiista todobaadkan, kadib markii xildhibaannadii xilka xayuubinta lagu sameeyay ay soo gudbiyeen dacwad la xiriirta kiiskooda.
Dacwadda kiiskan, waxa la dhegaysan doona 9:00am subaxnimo ee…