Mesut Ozil Oo Markale Baalaha Ka Rifay Taageeraha Arsenal Ee
Khadka dhexe ee kooxda Arsenal ee Mesut Ozil ayay markale barta Twitter-ka hadalo xoogan isku dhaafsadeen taageeraha weyn ee kooxdiisa ee Piers Morgan kaas oo ay muddooyinkan ugu dambeeyay isku dhacsanaayeen.Ozil ayuu liiska xiddigaha Premier League iyo Europe League uga qayb qaadanaya Arsenal ka reebay Mikel Arteta isla markaana ay suurogal tahay inuusan markale kooxda u ciyaarin balse taas ayaan ka joojin xidhiidhka uu la leeyahay jamaahiirta kooxda.Isagoo haatan haysta wakhti ka badan midkii hore, Ozil ayaa noqday mid in…