Biden oo lug ka jabay isaga oo Eeygiisa la ciyaaraya! –
Hogaamiyaha la doortay ee Mareykanka Joe Biden ayaa lug ka jabay waxayna u badan tahay inuu xirto kabo caafimaad, kooxdiisii ayaa sidaas xaqiijiyay ka dib markii 78 jirkaan loo qaaday dhakhtarka ka dib markii jabay isagoo la ciyaaraya eeygiisa.
Biden, oo noqon doona madaxweynihii ugu da’da weynaa ee Mareykan ah marka xilka loo dhaariyo basha Janaayo ayaa waxaa gaaray dhaawac mid ka mid ah labadiisa lugood isaga oo la ciyaaraya Eaygiisa.
Kevin O’Connor dhaqtar gaar ah ee…