Taajir Carbeed Oo Tartansiinaya Wayne Rooney & John Terry
Wayne Rooney ayaa tartan kala kulamaya John Terry iyadoo shaqada tababare ee kooxda Derby County ay miiska saaran tahay.Milkiilayaasha kooxda Derby ayaa la sheegay inay la dhaceen shaqada caawiye tababare ee uu halyeeyga Chelsea ka hayo kooxda Aston Villa.Xiddiga ugu goolasha badan abid xulka England Rooney oo 35 sanno jir ah ayaa haatan ah tababaraha ku meel gaarka ah ee Derby ka dib markii la ceyriyay tababare Phillip Cocu.Xiddigii hore ee Manchester United ayaa Derby ku biiray bishii Agoosto isagoo u saxiixay qandaraas ka…