Shaxda Rasmiga Ah Ee Liverpool vs Ajax – Alisson Oo Ka Maqan
Liverpool ayaa caawa garoonkeeda Anfield waxay kula ciyaareysaa Ajax kulanka shanaad ee Group D iyagoo u baahan guul ama barbaro si ay u xaqiijistaan u soo bixitaankooda wareega 16ka Champions League.Reds ayaa guuldarro xanuun badan ay isbuucii hore ka soo gaartay kooxda Atalanta taasoo dib u dhigtay u soo bixitaankooda wareega xiga.Liverpool ayaa leh 9 dhibcood iyagoo hogaaminaya Group D waxay labo dhibcood ka sareeyaan kooxaha Ajax iyo Atalanta oo 7 dhibcood leh.Tababare Jurgen Klopp ayaa waxaa ka maqan goolhaye Alisson oo…