Miyey Manchester City Ciyaartooyo Cusub Lasoo Saxeexanaysaa
Tababaraha Manchester City, Pep Guardiola ayaa meesha ka saaray in kooxdiisu ay wax saxeexyo ah samaynayso bisha Janaury inkasta oo ay dhibaato kusoo dhex jirtay siddeeddii kulan ee illaa hadda ay ciyaartay.City ayaa ku jirta kaalinta 14aad ee miiska kala sarraynta horyaalka Premier League, waxaanay guuleysatay saddex kulan oo kaliya siddeed ciyaarood oo ay dheeshay, iyadoo Tottenham ay markii ugu dambaysay si xun u garaacday, taas oo ay uga horreysay Liecester City oo ku tumatay, halka ay barbarro la galeen Liverpool, West…