Barcelona Oo Ciqaab Adag La Marsiin Doono Kaddib Garankii Uu
Barcelona ayaa ciqaab adag ku mutaysan doonta garankii uu Lionel Messi ku labbistay markii uu u dabbaal-degayay goolkii afraad ee uu u dhaliyey kooxdiisa, kaas oo ahaa mid uu ku maamuusayay halyeygii Argentina ee Diego Maradona oo geeriyooday.Kabtanka Barcelona ayaa hoosta kasoo xidhay garanka kooxda Newell’s Old Boys ee uu hore u xidhan jiray Diego Maradona oo isagoo 60 jir ah geeriyooday Arbacadii dhoweyd, laguna aasay waddanka Argentina. Kaamiryooyinka iyo aragtida caadiga ah midkoodna ma dareemi karaynin in Messi uu…