Chelsea Oo Guul Soo Laabasho Ah Ka Gaartay Leeds & Blues Oo
Chelsea ayaa la wareegtay hogaanka horyaalka Premier League ka dib markii ay guul soo laabasho 3-1 ah ka gaareen kooxda Leeds United oo marti ku aheyd garoonka Stamford Bridge.Leeds ayaa hogaanka ku hormartay ka dib gool uu u saxiixay xiddigii hore ee Chelsea Bamford laakiin xiddiga gooldhalinta la saaxiibka noqday Giroud ayaa u barbareeyay ka hor inta uusan Kurt Zouma guusha ku hogaaminin isagoo ah daafaca ugu gooldhalinta badan Premier League xilli ciyaareedkan madaama uu dhaliyay afar gool iyadoo Pulisic uu dhaliyay…