Maxkamadda CQS oo xukun ku ridday Rag ku eedeysan dil ay
Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta go’aan ka gaartay dacwad loo heysto Cumar Aadan Maxamed & Cabdulle Axmed Muudey oo loo heysto dilal ay u geysteen Askar.
Cumar Aadan MaxamedGaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada 1-aad ee CQS ayaa sheegay in xeer ilaalinta Maxkamadda Militariga ay ku eedeysay labada ruux, isla markaana ay soo bandhigtay Bastooladaha dilka ay ku geysteen.
Cabdulle Axmed MuudeyBishii October…