Waa Kuma Geesiga Liverpool Ee Aan Amaanta Badan Helin? Paul
Halyeeyga kooxda Manchester United ee Paul Scholes ayaa shaaca ka qaaday geesiga aan loo heesin ee kooxda horyaalka difaacanaysa ee Liverpool isaga oo shaqsigaas ku tilmaamay mashiinka khadka dhexe ee Georginio Wijnaldum.Marka laga yimaado inay ka maqnaayeen xiddigo muhiim ah sida Virgil Van Dijk, Alisson Becker, Thiago Alcantara iyo Joe Gomez haddana Liverpool ayaa Anfield ku dubatay Wolverhampton oo ay 4-0 ku jiidheen xalay.Hadalka dhawaanahan lagu sheekaysanayo ayaa ah in kooxaha ree London ee Tottenham iyo Arsenal ay…