Jurgen Klopp Oo Si Daacadnimo Leh U Tilmaamay Kooxda Ugu
Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayuu kasoo yeedhay hadal miisaan culus lehi isaga oo si daacadnimo leh u tilmaamay kooxda uu u arko mida ugu cad cad hanashada horyaalka Premier League xilli ciyaareedkan 2020-21.Liverpool ayaa ah kooxda difaacanaysa horyaalka balse waxa jira ilaa afar ama shan kooxood oo kale oo aan wali liiska tartamayaasha laga saari karin.Klopp ayaa aaminsan in kooxda wakhtigan u muuqata mida ugu cad cad hanashada horyaalku ay tahay Chelsea oo horumar badan samaysay isla markaana hoggaanka…