Alarming New Aspect Result of Ingesting Too Loads Sugar, Says Find out about

By way of now, or now not it be principally taken as gospel that overconsumption of sugar is some of the prevalent and insidious causes of weight receive. Thanks in part to the lobbying of the foods change, sugar consumption rose by way of 25 % between 1970 and 2000, in almost exact parallel with the extend in high-fructose corn syrup production and weight complications, based on a overview by way of the Union of In contact Scientists. By way of 2013, a overview of literature in PLOS Medicine had analyzed eighteen…

Falanqeynta kulanka Valladolid iyo Barcelona: Griezmann & Barcelona

Tababaraha kooxda Barcelona Ronald Koeman ayaa isbadal badan ku sameeyay kulanka caawa ay la ciyaarayaan kooxda Real Valladolid.Kadib barbarihii ka dhacay Camp Nou ee ay la ciyaareen Valencia, Barcelona waa inay ku soo laabataa wadada guusha hadii aysan ka gaabin kooxda ay xafiiltamaan.Koeman ayaa isbadal badan ku sameeyay shaxdiisa, iyadoo Antoine Griezmann, Philippe Coutinho iyo Sergio Busquets ay dhamaantood keydka fadhiyeen.Ninka reer Holland ayaa doortay seddex daafac, halkaasoo Celemt Lenglet uu ku soo laabtay…

Abiy Ahmed opens a brand new entrance in Ethiopia, at the Sudanese border

Whereas the Ethiopian military has been combating the dissident TPLF occasion in Tigray province for greater than a month and a half of, since final week it has additionally been engaged to the Sudanese military on the border between the 2 international locations. Here is the time selected by way of High Minister Abiy Ahmed to bring out a brand new operation within the state of Benishandul Gumuz, within…

Man Utd & Arsenal way fashilmeen

Xiddigii hore ee Manchester United iyo Arsenal Henrikh Mkhitaryan ayaa ah ciyaaryahanka khadka dhexe ee ugu fiican Yurub, sida lagu sheegay xog la uruuriyay xilli ciyaareedkan.Garabka Roma ayaa hogaanka u haya miiska goolasha markasta Yurub kadib markii uu shabaqa soo taabtay Torino khamiistii.Mkhitaryan, oo 31 jir ah, ayaa furay goolasha kulankii ay 3-1 guusha ku gaareen wuxuuna hadalkiisa u qaatay 7 gool iyo shan caawin 12 kulan oo uu ciyaaray Serie A.Wuxuu leeyahay wadar ahaan 12 gool, taasoo ka dhigeysa inuu yahay…