DEG-DEG: Bayern vs PSG, Liverpool vs Actual Madrid –
Waxa la sameeyay isku aadka wareegyada siddeed dhammaadka iyo afar dhammaadka tartanka UEFA Champions League iyadoo ay koox kastaa ogaatay ugu horreynba cida ay la ciyaarayso wareega siddeeda iyo waliba cida ay afar dhammaadka ku kulmayaan haddiiba ay soo baxaan.
Aan ku bilawnee kooxda Manchester City oo kamid ah kooxaha ugu cad cad hanashada Champions League ayaa ku aaday dhigeeda ree Germany Borussia Dortmund waxaana la isku daawan doonaa iyaga iyo Erling Haaland oo ay saxexiisa doonayaan.
Si lamid ah City, Chelsea…