Waakan Go’aanka Haddii Uu Eden Hazard Qaato Ay
Garabka weerar ee kooxda Real Madrid ahna geesigii hore ee Chelsea ee Eden Hazard ayaa loo sheegay talaabo haddii uu qaado ay macquul tahay inuusan abid kubadda cagta dib u ciyaarin kaddib dhaawaciisii ugu dambeeyay ee dib u dhaca kale ku keenay xilli ciyaareedkiisa.Xiddiga Belgian-ka ah oo heshiis ka badan 100 Milyan oo Pound ugu wareegay Real Madrid kaddib markii uu 110 gool ugu soo dhaliyay Chelsea 352 kulan ayaa arkayay waayiihiisa ciyaareed oo uu dhaawac halakeeyay tan iyo wakhtigaas.Hazard ayaa dhawaan uun kasoo…