Xogta Daafaca Real Madrid ay ku badaleyso Sergio
Iyadoo maalmo kooban ay ka harsantahay suuqa kala iibsiga bisha Janaayo, Real Madrid ayaa ka cabsi qabta inay weydo kabtankooda hadii heshiis kordhin la gaari waayo ka hor dhamaadka xilli ciyaareedkaan.
Sergio Ramos oo 34 ayay Real Madrid ku talo jirtaa inay diyaarsato beddelkiisa xataa haddii uu qandaraaska kordhiyo oo uu sii joogo muddo kale, sababtoo ah, waxay xaqiiqadu tahay in wax ka badan laba sannadood aanay ku xisaabtami doonin inuu garoomada kusii jiri doono.
Tababare Zinedine Zidane wuxuu u arkaa Ramos laacib…